War Deg Deg ah Boosaaso Oo xaalkeedu baraka ma leh gaaray -jawiga oo qasan

War Deg Deg ah Boosaaso Oo xaalkeedu baraka ma leh gaaray -jawiga oo qasan


ADVERTISEMENTS
Rabshado Ka socdo Bosaso , Shacab caraysan oo qaarkood hubaysan iyo Ciimada nabad galyada Gobalka Bari oo fooda is daray Dhimasho dhaawac waa Jiraan wararku qaar waxay Sheegayaan In Taliyaha Qaybtu uu gacantiisa ku toogtay Nin Ka tirsan police kuna labisanaa Dareeska Ciidamada oo Dhex Boodayay dadkii Rabshada watay Isagoo kabaqay in ciidamo kale dhex galaan shacabka

Arintaan waxay bilaabmatay kadib marki la xira gudoomiyihii ururkii kacdoonka Reer Bariga oo 2 haben ku baryyay xabsiga dhexe ee bosaso



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War Deg Deg ah Boosaaso Oo xaalkeedu baraka ma leh gaaray -jawiga oo qasan
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-05T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War Deg Deg ah Boosaaso Oo xaalkeedu baraka ma leh gaaray -jawiga oo qasan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments