Waa Maxay Sababaha Raga Ku Qasba in Xaaskooda Minyaro kadaba sameysataan:Halkaan kaga bogo arinkaan?

Waa Maxay Sababaha Raga Ku Qasba in Xaaskooda Minyaro kadaba sameysataan:Halkaan kaga bogo arinkaan?


ADVERTISEMENTS
Waa su’aale waa goormee xiliga uu ninkaaga ku fakaro inuu kula guursado naag kale, mase ku fakirtay waxyaabaha suurta galka ee ku keeni kara inuu jeclaysto inuu labeeyo? qurbo ayaa kuu haya waqtiyada ninkaaga damci karo qof kale oo dumar ah.
Xiliga aad dhalmo dayso: Cadaadis wuxuu uga yimaadaa ninka dhanka bulshada isaga lagu dhaho waxaad ag fadhidaa qof dhalmada ka dhamaatay waxaana lagula taliyaa in uu guursado gabar yar, taladaas markii dambe noqota in uu meel mariyo ninkaaga talooyinka la siiyay.
Xiliga Uurka: In badan oo ka tirsan ragga ayaa aaminsan in ay naag uur leh aysan ka haboooneen utagis iyo u dhawaasho, waqtiga uurka oo ah mudo bilooyin ah iyo dhalmada oo maalmaha ayaa ragga qaar ku fikiraan in ay guursadaan qof kale.
Xiliga Caadada: Ragga qaar ayaa ah kuwa dareenkooda aan xakameen karin jecel in markasta ay heleen hoosha kala dhexeysa naagtiisa, ragga qaar ayaa ku fikira kala go’a ku yimid arinta in ay muhiim tahay in uu raadiyo qof kale isaga oo ka fikiraya dareenkiisa, dhacdadaan ayee qabsataa dumarka bil gudaheed 2 mar ku dhaca xeydhka ama mida xeydhkuudu uu gaaro isbuuc.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waa Maxay Sababaha Raga Ku Qasba in Xaaskooda Minyaro kadaba sameysataan:Halkaan kaga bogo arinkaan?
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-08T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waa Maxay Sababaha Raga Ku Qasba in Xaaskooda Minyaro kadaba sameysataan:Halkaan kaga bogo arinkaan?



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments