U Gaar Dumar-ka : Sidee Ula Macaamileysaa Rabitaanka Joogtada Ee Ninkaada Ee Kulanak Naxariista ? Talo Ayaan Ku Haynnaa

U Gaar Dumar-ka : Sidee Ula Macaamileysaa Rabitaanka Joogtada Ee Ninkaada Ee Kulanak Naxariista ? Talo Ayaan Ku Haynnaa


ADVERTISEMENTS
Ninkaada maka sheeganayaa rabitaan saa`id ah oo ku aadan nolosha sariirta ? ma dhibsataa howshaas joogtada ah, xayaati.com waxa ku siineysaa talo kaa caawin karta qaabka aad ula macaamileyso rabirtaanka joogtada ee ninkaada ee nolosha naxariista .

1- Daacad U Hadalidda Waa Furaha Ugu Muhiimsan : waligaa ninkaada u sharax waxa aad dareemeyso marka kulankaan lagu jiro tusaale haddii aad xanuun ka daremeyso mugga ama baaxadda xubintiisa taranka ama in aadanba rabin waqtigaas sameynta nolosha macaan ee sariirta .

2- Baashaal Badan : haddii ninkaada u doonayo sameynta ciyaar joogto ah isku day in aad dhankaada dheereyso fara ciyaarka sida dhunkashada iyo xabad gilinta taasi waxa ay ka caawineysaa in dhankaada heshid xaraarad kaa yeeleysaa in aad macaansato kulanka , sidoo kale waxa uu baashaalkaas keenayaa in aad soo deyso dheecaanno dhanka xubinta taranka ah taasi oo kaa ilaalineysa in wax xanuun ah dareentis inta kulanka lagu jiro.

3- In Habka Kulanka La Badallo : haddii aad ku fashilanto isku dayadaada ku aadan in aad xad u yeesho rabitaanka joogtada ah ee ninkaada ee kulanka sariirta , waxaad sameeysaa badel habka ciyaarta ay u dhacdo oo tijaabi habab kale .

4- Daweyn : haddii aad dareemeyso in rabitaanka kulanka sariirta ee ninkaada tahay mid ka bad badis ah aadna u dul qaadan karin , isku day in aad xariir la sameeyso qubarada arimaha qoyska iyo taqaatiirta Psychiatrists-ka ah , waxaad ogaataa ayay xayaati.com ku leedahay in ninkaad u sheegto in dhibkaan aheyn mid keligiis ah balse ay tahay mid ay haboon tahay in aad ka wada shaqeeysaan si guurkiina uu u guuleysto.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: U Gaar Dumar-ka : Sidee Ula Macaamileysaa Rabitaanka Joogtada Ee Ninkaada Ee Kulanak Naxariista ? Talo Ayaan Ku Haynnaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-16T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
U Gaar Dumar-ka : Sidee Ula Macaamileysaa Rabitaanka Joogtada Ee Ninkaada Ee Kulanak Naxariista ? Talo Ayaan Ku Haynnaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments