Tirada Beelaha Hawiye ay ka helayaan Saami Qaybsiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya+ Shaxda uu Xasan Sh…

Tirada Beelaha Hawiye ay ka helayaan Saami Qaybsiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya+ Shaxda uu Xasan Sh…


ADVERTISEMENTS
Qaab dhismeedka ay Dowladda Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare  oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min 3 xubnood oo loo kordhiyay maamulada Somaliland iyo Puntland, Waxaase faahfaahin faahfaahin dheeraad ah ka soo baxday qaabka beelaha waaweyn u kala heleen xubnaha aqalka sare ka mid noqonaya.

Xubnaha Madasha qaarkood ayaa xogtan bixiyay iyadoo la qoray xubnaha beel kasta kasoo gaaraya Aqalka sare marka lagu saleeyo heshiiska ay dowladda Federaalka iyo Beesha caalamka gaareen.

Haddaba xubnaha Beesha Hawiye ka heleyso Aqalka sare ee Baarlamaanka 2016 ayaa noqonaya sida soo socota.

Hot-News1

Maamulada Xubnaha

Galmudug 7

Jubbaland 1

Shabeelle/Hiiraan 8

Wadarta 16

Guud ahaa tirada Aqalka sare waa 54 xubnood, waxaana loo qeybiyay sida soo socota:

Maamulada Tirada xubnaha

Somaliland 11

Puntland 11

Galmudug 8

Shabeele/Hiiraan 8

Banaadir 0

K/Galbeed 8

Jubbaland 8

Wadarta 54



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Tirada Beelaha Hawiye ay ka helayaan Saami Qaybsiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya+ Shaxda uu Xasan Sh…
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-04T02:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Tirada Beelaha Hawiye ay ka helayaan Saami Qaybsiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya+ Shaxda uu Xasan Sh…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:00 AM and have 0 comments