Talo muhiim ah Cunooyinkaan haddii aad cunto kama daaleysid Galmada ..(faa’iido)

Talo muhiim ah Cunooyinkaan haddii aad cunto kama daaleysid Galmada ..(faa’iido)


ADVERTISEMENTS
Jariidada Daily mail ee kasoo baxda cariga England ayaa qortay maqaal ku aadan cunnooyinka faa’idada u ah caafimaadka aadanaha gaar ahaan kuwa tamarta laga helo.
Maqaalkan ayaa lagu xusay in qumbaha uu yahay mid laga heli karo tamar aad u badan.
Sido kale maqaalkan ayaa lagu xusay in aad iska yareyso cusbadda iyo sonkorta taasoo kugu keeni karta daal faro badan iyo cuduro ay ka mid yihiin dhiig karka iyo sonkorowga,
warbixintan ayaa lagama maarmaan ku tilmaamtay in uu qofka u baahan yahay ugu yaraan maalinkii 250ml oo caano saafi ah taasoo jirka uu ka heli karo macdanta loo yaqaano Calcium-ka.
qumbe
Cunoyinka ugu muhiimsan ee warbixintaani lagu xusay ayaa waxaa ka mid ah timirta iyadoo la sheegayna in aadanahu uu ka heli kaaro magniisiyoomka iyo vitamiinada kala ah C iyo D.
Cunnooyinkan ayaa lagu sheegay in qofka isticmaalaa ay u horseedi karaan in jirkiisa uu noqdo mid dheelitiran isla markaana caafimaadkiisa uu noqonayo mid taam ah.

MUUQAAL KU ANFACAYA HOOS KA DAAWO:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Talo muhiim ah Cunooyinkaan haddii aad cunto kama daaleysid Galmada ..(faa’iido)
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-19T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Talo muhiim ah Cunooyinkaan haddii aad cunto kama daaleysid Galmada ..(faa’iido)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments