Soomaalida yurub ku nool badankooda waa sidan

Soomaalida yurub ku nool badankooda waa sidan


ADVERTISEMENTS
Ninka somaaliga caadi ahaan wuu ka xishoonayaa inuu shaqooyinka qaar ka shaqeeyo, 

dadka birta tumi jiray ama dadka kawaanka ka shaqayn jiray waxaa lagu dhaleecayn jiray shaqadaas, laakin marka yurb la tagay,


soomaalida waxay galeen shaqo shaqooyinkaas oo dhan la liidato,


qaar dhulka ayay nadiifiyaan, qaar musqulaha ayay dhaqaan, qaar dadka waayeelada ayay xafaayadda ka baddalaan, 

ninka sidaas ah wuxuu imaanayaa xamar wuxuu soo labisanayaa dhar aad u fiican markaas ayuu naagaha ku shakaansanayaa aniga baasaboor yurub baan haystaa







ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Soomaalida yurub ku nool badankooda waa sidan
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-25T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Soomaalida yurub ku nool badankooda waa sidan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments