raga gabdhaha ku gaad gaada supermarketka muuqaal funny ah daawo

raga gabdhaha ku gaad gaada supermarketka muuqaal funny ah daawo


ADVERTISEMENTS
Gabaryahey ogaaw arimo badan ayaa ka careysiiya ragga oo ku qasba inay ka fogaadaan  sariirta dhanka kale uu kaaga jeesto , hadaba hadaad mid ka
mid ah qodobadaan aad sameyso iska badal si cayaar galmeedka ninkaada u hesho In Aadan Dalban Sameynta Galmada: Haweenka qaarkood ayaa ku caan baxay in aysan

ninkooda galmada ka codsan oo ay sugaan in isaga uu weydiisto kaliya . Waxa ayna ragga taasi ku qasabtaa in xod-xodasho dawarsi la mid ah u galaan iyaga oo ka baqaya in naagta

ka diido galmada , ogaaw ragga habkaasi ma jecla waxa ayna u arkaan in naagta rabto in ay qabsato kuna cayaarto dareemihiisa Haweeneyda Oo Iska Dhigta Mid Ka Yaq-yaqsata In

Ay Salaaxdo Malabyaroga Ninka Iyo Jirkiisa: Arintaani ragga xanaaq waali ah ayay ka qaadaan , waxa ayna u arkaan in naagtu taabashada jirkiisa jecleyn . Haweeneyda Oo U

Dhaqanta Sida In Ay Tahay Police Traffic-ka Sariirta: Haweenka qaarkood ayaa ku dhaqaaqaa in tilmaamooyin ay siiyaan ragga oo ku aadan sida weerarka galmada u bilaabayo taasi

oo soconeysa inta galmada socoto , iyo in naagta far dhaqaajin sida alwaax iska jiifto taasi ragga waa ka xumaadaan . Hadalka Badan Xiliga Galmada Socoto: Tani saameyn

nafsiyan ayay ragga ku yeelata , ragga ma jecla in hadal sameyn ku yeelana in naagtu tiraahdo taasina in galmada uu ka caago ayay keeneysa. Haweenka Oo Jirkeeda Daryeelin: Sida

Urka afkeeda ka soo baxa ama dharka ay xiran tahay ama jawiga guriga taasi in ninka galmada ka haajiro ayay keeneysa .

raga gabdhaha ku gaad gaada supermarketka muuqaal funny ah daawo guji halkaan




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: raga gabdhaha ku gaad gaada supermarketka muuqaal funny ah daawo
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-18T00:59:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
raga gabdhaha ku gaad gaada supermarketka muuqaal funny ah daawo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:59 AM and have 0 comments