Naag la qabo hadii aad tahay ha sameen arintaan Oo kale -Video

Naag la qabo hadii aad tahay ha sameen arintaan Oo kale -Video


ADVERTISEMENTS
Haddii aad tahay gabar reer leh, isla markaana ku mamman taleefoonada caaqilka ah, ogow waxaad halis ugu jirtaa inuu reerkaaga burburo, sidaasi waxaa lagu caddeeyay daraasad lagu sameeyay dalka Mareykanka.

Daraasadda ayaa sheegeysa in 75% haweenkii ka qeybgalay ay isku raaceen in taleefoonnada caaqilka ah (smartphones) ay fara­gelin weyn ku yeesheen jacaylkooda.
Haweenku waxay sheegeen in taknooljiyadu ay yareysay waqtigii ay la qaadan lahaayeen lammaanahooda, waxayna taasi keentay in raga iyo teknooljiyadu ay ku tartamaan kiihanan lahaa dareenka haweenka.

Daraasaddan oo lagu daabacay wargeyska Psychology of Popular Media Culture. Taleefoonnada caaqilka ah waxay ku jiraan kaalintii kumbuyuutarrada, taasina waxaykeentaa in qofku aad ugu

mashquulo inuu akhristo bogagga iyo warbaahinta bulshada sida Facebook iyo Twitter, waxayna arrintaasi sababtay in aad loogu mashquulo

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA :





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naag la qabo hadii aad tahay ha sameen arintaan Oo kale -Video
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-17T20:59:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naag la qabo hadii aad tahay ha sameen arintaan Oo kale -Video



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 8:59 PM and have 0 comments