Ma ogeed In ay ahaayeen Laba Isla dhalatay Gen.Maxamed Siyaad iyo Gen.Ceydiid

Ma ogeed In ay ahaayeen Laba Isla dhalatay Gen.Maxamed Siyaad iyo Gen.Ceydiid


ADVERTISEMENTS
Labadan Lipaax Ee Nasoo Martay Hadanahay Somali Waxaan Ku jeclaaday Gumaysi Nacaybka Iyo Sidee U Necbaayeen Inay Dalkooda Soo Galaan Shisheeye

Tusaale Ahaan ‘
Maxamed Siyaad Barre Iyo Dowladee Somaliyeed Ee Xiligaas Oo Madaxweynaha Ka Ahaa Waxay Aheed Qodaxdee Ugu Wayneed Ee Ku Taagneed Itoobiya Ama aan Is Dhihi Karo Itoobiya Xiligaas Aad Ayey Uga Baqan Jirtay Somaliya ,

General Mohammed Farah Aydiid. Asagana Wuxu Diiday Inay Cidamo American Ah Si Nabad Ah Ugu Bashalaan Somaliya isagoo dhacdo Xanuun badana Ku Riday Oo Tariikhi Ah

Hadaba ma ogtahay In ay ahaayeen Laba iska dhalatay dhanka Hooyada Oo ay hal naas wadaageen ,Waxaa Nuujisay Gen.Ceydiid Hooyada shalay maxamed Siyaad Oo ahayd habaryartiis la dhalatay hooyadii .

XOGTA HALKAN KA DAAWO:



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ma ogeed In ay ahaayeen Laba Isla dhalatay Gen.Maxamed Siyaad iyo Gen.Ceydiid
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-22T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ma ogeed In ay ahaayeen Laba Isla dhalatay Gen.Maxamed Siyaad iyo Gen.Ceydiid



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments