Ma Ka Sheeganeysa Awood Yarin Dhanka Sariirta Ah , Dawooyinkaan Dabiiciga Ah Qaado .

Ma Ka Sheeganeysa Awood Yarin Dhanka Sariirta Ah , Dawooyinkaan Dabiiciga Ah Qaado .


ADVERTISEMENTS
Waxaa jira rag badan oo ka sheegta awood yari dhanka kulanka sariirta ah waxaana ugu horeyn haboon in aad hesho dawo dhanka dhibaatooyinka nafsaaniga ah.

Inkastoo taqaatiirta ay ku taliyaan qaadashada daawada Viagra-ha oo dhanka kale leh dhibaatootin ayay xayaati.com ku siineysaa dawooyin u dhigma Viagra-ha oo ah kuwo dabiici ah .

1- Malabka : waxa uu ka kooban yahay Vitimino iyo macdan.

2-avocado : waxa ka buuxa dufan aan dharag keeneyn aadna ugu fican wadnaha iyo halboowlayaasha waxa ayna sara u qaadaan awoodda galmo ee ragga waxa ayna ka caawineysaa in dhiigga uu si wacan ugu soo shumbo xubinta taratnka waxaana Avocado-da ka buuxa maadooyinka Zinc, selenium iyo vitamin oo caafimaadka galmada u fiican.

3- Strawberry : waxaa ka buuxa maadooyinka Folic acid iyo dhowr Vitimin oo u fiican dumarka iyo ragga .

4- Cunooyinka Badda sida kalluunka kaasi oo caawinaya wareegga dhiigga

5- Mooska : isna waa uu u fiican yahay ragga gaar ahaan marka la joogo kulanka sariirta waxaana ku jira madooyinka Potassium, phosphorus iyo magnesium



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Ma Ka Sheeganeysa Awood Yarin Dhanka Sariirta Ah , Dawooyinkaan Dabiiciga Ah Qaado .
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-16T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Ma Ka Sheeganeysa Awood Yarin Dhanka Sariirta Ah , Dawooyinkaan Dabiiciga Ah Qaado .



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments