Kuuriyada Waqooyi: Dayax gacmeed ayaan hawada u direynaa

Kuuriyada Waqooyi: Dayax gacmeed ayaan hawada u direynaa


ADVERTISEMENTS
Kuuriyada Wqqooyi ayaa sheegtay inay doonayso inay hawada u dirto dayax-gacmeed, iyadoo ay jirto cabsi ah in Pyongyang ay tijaabinayso hub kiimika ah.

Hay'adda caalamiga ah ee la socodka dhaqdhaqaaqa badaha ayaa sheegay in tijaabadaasi la fulin doono bishan Febraayo.

Kuuriyada Waqooyi ayaa bishii tegtay tijaabisay hub kiimiko ah, kaas oo sababay cambaareyn caalami ah.

Mas'uuliyiin Mareykan ah waxay sheegayaan in Pyongyang ay u diyaar garoobeyso inay tijaabiso gantaal gaari kara dalkooda.

Kuuriyada Waqooyi waxay ku doodaysaa in hanaankeeda dayax gacmeedka uu yahay mid nabad ku salaysan.

Balse waxaa jirto cabsi laga qabo in dalkaasi uu hub halis ah ku qarinayo mashruucaasi.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Kuuriyada Waqooyi: Dayax gacmeed ayaan hawada u direynaa
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-03T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Kuuriyada Waqooyi: Dayax gacmeed ayaan hawada u direynaa



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments