kacsiyaa haayo hadey sidaan kugu dhahdo

kacsiyaa haayo hadey sidaan kugu dhahdo


ADVERTISEMENTS
Dad badan waxay u haystaan in naagaha aan biyo bixin, fikraddaas sax ma aha, naagaha way biyabbaxaan , inay biyabbaxaan waxaa tilmaamay xadiis ku soo arooray Saxiix muslim  ummu sulaym waxay weyddiisay rasuulka  صلى الله عليه وسلم   : naagta ma qubays baa ku waajibaya haddii ay riyooto oo ay aragto waxa ninka arkayo, rasuulka wuxuu ku yir : ( haddii ay biyo aragto ha qubaysato)

keliya way ku kala duwan yihiin qaar biyaha way ka soo baxaan qaarna ma soo gudbaan farjigooda marka si kaste ahaatee waxaa lagu gartaa inay biyabbaxday astaamahaan mid ka mid ah
1- inay labada bowdo isku dhejiso  middaan waa astaan naagaha oo dhan wadaago, waxaa laga wadaa inay labada bowdo si daran u xirto
2- qaylo  qaylada waa labo nooc    A-   mid hoose ah oo aan la maqlin    B-   mid dhawaaq weyn leh, qaylada noocan ah kuma ficna meel dad u dhow maxaayeelay dadka ayaa maqlaya
3- qaniinyo, inta badan looma adkaysan karo naagaha noocan ah
4- oohin iyo baroortan,  ma aha inay haweeneydu xanuunsatay ee waxay u ooynaysaa siyaado
5- neeftuur, waxaa la socda wadnaha oo aad u garaacma
calaamadda hore iyo tan ugu dambayso naagaha oo dhan way wadaagaan laakin kuwa kale way ku kala duwan yihiin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: kacsiyaa haayo hadey sidaan kugu dhahdo
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-25T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
kacsiyaa haayo hadey sidaan kugu dhahdo



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments