Hab Sahal Ah Oo Dareemaha Xabiibkaada Ku Kicin Karto Inta Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Hab Sahal Ah Oo Dareemaha Xabiibkaada Ku Kicin Karto Inta Lagu Jiro Kulanka Naxariista


ADVERTISEMENTS
Inta badan haweenka ayaa dadaal u gala sidii ay ugu guuleysan lahaayeen kicinta dareemaha gacaliyahooda marka lagu jiro kulankla naxariista .

Xariirka lamaane ee sariirta ayaa u baahan dib u cusbooneysiin si xiisaha labada dhinac uu u noqdo mid sareeya , waxa ayna haatan xayaati.com ku siineysaa habab baashaal ah oo ka caawineysa kicinta odayga.

Muuqaalkaada : ninka aad ayay dareemihiisa ugu nugul yihiin haweeneyda daryeesha quruxdeeda iyo nadaafadeeda , ka hor kulanka waxaad xoogga saartaa hagaajinta muuqaalkaada waliba u xero dhar ka yeelaya mid u fara qaniinsada kulanka.

Hadalka : waxa uu ka mid yahay waxa yaabaha ninka dhalaaliya , ka hor kulanka u sheeg wax yaabaha ku kicinaya iyo wax yaabaha isaga uu u baahan yahay

Baro Qaabka Dhunkashada : waxaa jira haween aaminsan in dhunkashada laheyn ahmiyad gaar ah marka la joogo kulanka naxariista balse taasi sax ma aha ee waa habka ugu fiican ee fara ka ciyaarka , waxa ay xayaati.com ku leedahay inta dhunkashada lagu jiro si tartiib ah uga qaniin bishimaha kuna daliig carabkaada , hana aadin dhunkashaada qoorta illaa bishimaha aad soo bisleyso.

U Daliig Wajihadda Hore Ee Madaxa : haween badan ayaa ilooba taasi balse waxa ay sara u qaadaa xaraaradda baashaalka ninka , ka soo biloow madaxa kuna keen caloosha illaa uu ka jiriricoodo ka dib waxii dhiman dhameeystiro.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Hab Sahal Ah Oo Dareemaha Xabiibkaada Ku Kicin Karto Inta Lagu Jiro Kulanka Naxariista
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-16T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Hab Sahal Ah Oo Dareemaha Xabiibkaada Ku Kicin Karto Inta Lagu Jiro Kulanka Naxariista



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments