Gabadh Soomaalilander ah oo wajiga xabad kaga dhacday oo loo hagaajinaayo wadanka austareeliya

Gabadh Soomaalilander ah oo wajiga xabad kaga dhacday oo loo hagaajinaayo wadanka austareeliya


ADVERTISEMENTS
Gabadh Soomaalilander ah oo wajiga xabad kaga dhacday oo loo hagaajinaayo wadanka austareeliya

gabadhaan ayaa loo qaaday wadanka australia si looga hagaajiyo xabada wajiga kaga dhacday oo si xun u gashay wajiga dhane kaga ciyaartay uu qaabkale ku soo baxay

gabadhaan ayaa dowlada australia u ogolaatay in wadankooda loo qaado waxeyna siiyeen caafimaad free ah in wadakooda loogu daweeyo gabadhaan wajigeedina sidoo hore u noqdo ee quruxda badneed 

dowlada australia ayaa arintaan balan qaaday oo qaaday gabadha kadin markii hay adaha baniadanimada ka codsadeen arintaan dhoor bil oo codsi ah kadib ayeyna ogolaatay

qeebta hoose ka fiirso qaabkuu noqday gabadha wajigeeda

GUJI HALKAAN KA FIIRSO MUUQAALKA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Gabadh Soomaalilander ah oo wajiga xabad kaga dhacday oo loo hagaajinaayo wadanka austareeliya
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-17T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Gabadh Soomaalilander ah oo wajiga xabad kaga dhacday oo loo hagaajinaayo wadanka austareeliya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments