Fulkaano ka qaraxday koonfurta dalka JAPAN [Daawo]

Fulkaano ka qaraxday koonfurta dalka JAPAN [Daawo]


ADVERTISEMENTS
Jimcihii (Xalay) ayey Qaraxday Fulkaanada lagu magacaabo Sakurajima ee ku taal koonfurta wadanka Japan.

Qaraxa fulkaanadan ayaa la sheegay in uu ahaa mid aad u weyn oo keenay in dabka iyo qaaca buurtaasi uu cirka galay ugu yaraan 2km.

Illaa iyo hada ma jiraan khasaaro nololeed oo halkaasi laga soo sheegay balse waxaa cabsi weyn laga qabay in Qaraxa Fulkaanadan ay halis ku keento mid kamid ah Xarumaha laga dhaliyo Tamarta Nukliyeerka oo goobtaasi u jirta 50km.

Dowlada Japan ayaa shacabkeeda u sheegtay in aysan jirin wax saameyn ah oo ku timid xaruntaasi Nuliyeerka. Wadanka Japan ayaa horey khasaaro weyn uga soo gaartay Tsunamigii ka dhashay dhulgariirkii sanadkii 2011, kaasi oo burburiyey xaruntii Nukliyeerka ee ku taalay Fukushima.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Fulkaano ka qaraxday koonfurta dalka JAPAN [Daawo]
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-07T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Fulkaano ka qaraxday koonfurta dalka JAPAN [Daawo]



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments