ADVERTISEMENTS
Iidil Barkhad waa gabar dabci wanaagsan oo bulshada u dhaga nugul waxaana ay shaaca ka qaaday in lagu xadgudbay xili muuqaalka heesta ugu danbeysay ay soo saaraysay iyada oo sheegtay in aanay raali ka ahayn muuqaalada qaar .
Waxa ay sifeysay qaladaad heesteeda cusub ku jira oo ay sheegtay in loo sheegay in laga saari doono maadaama aanay raali ka ahayn xiliga la sameynayay muqaladaas waxaana ay dhaliisha dusha kaga gantay ninka heeska soo duubey.
“Ma ahan in sida doono nalaga yeesho mar hadii jlida qaldanto waa in laga saaraa waxana raali ka ahayn anaga dhan balse ma ahan in fanaanka ila qaadayo bis la xushmeeyaa “ayay tiri Iidil oo nala soo xiriirtay.
DAAWO MUUQAALKA

Posted by:
Published :2016-02-20T02:00:00+07:00
Fadeexad idil Barkhad Oo hees laga dulsaarey Muuqaalo aanay raali ka noqon -Sababta Daawo
Posted by 2:00 AM and have
0
comments
, Published at