DEG DEG: Villa Somaliya oo lagu kala cararay & Hoobiyaal ku socda

DEG DEG: Villa Somaliya oo lagu kala cararay & Hoobiyaal ku socda


ADVERTISEMENTS
Waxaa goordhaw tiro hoobiyaal ah lagu garaacay degmada Wardhiigley ee Goboka Banaadir gaar ahaan agagaarka xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Dadka deegaanka ayaa ku waramay in tiro hoobiyaal ah oo si daran doori ah loo riday ay mar qura ku dhaceen xaafado katirsan Degmada Wardhiigley gaar ahaan xaafado ku dhaw dhaw xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Hoobiyaashan goordhaw ku dhacay xaafado katirsan Degmada Wardhiigley ayaa geestay qasaaro dad shacab ah soo gaaray, inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn inta ay la egtahay waxyeelada ka dhalatay hoobiyaashaasi.

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala Soco Wararkayaga Dambe Insha Allah



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DEG DEG: Villa Somaliya oo lagu kala cararay & Hoobiyaal ku socda
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-02T03:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DEG DEG: Villa Somaliya oo lagu kala cararay & Hoobiyaal ku socda



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:30 AM and have 0 comments