Daawo: Qurba-joogtii ka bad-baaday Qaraxii Diyaarada DAALLO oo xog cusub laga helay.

Daawo: Qurba-joogtii ka bad-baaday Qaraxii Diyaarada DAALLO oo xog cusub laga helay.


ADVERTISEMENTS
Diyaaradda Daallo Airlanes oo 74 qof oo rakaab ah ka qaaday Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde, oo kusii jeeday Magaalada Djibouti, ayaa Mudo kooban kadib uu dhacay Qarax, Iyadoona si deg deg ah loogu soo celiyey Garoonka Muqdisho.


Qurbajoogtii Soomaaliyeed ee Saarnaa Diyaarada ayaa ka warbixiyey wixii dhacay “Waxaan ku socday Dalka Sweden, waxa dhacay waxay ahaayeen wax la yaab leh, Markaan kusii dhowayn Jowhar ayaa Diyaarada Qarax ka dhacay, Waxaana Taas nooga darnayd afar Saacadood oo Jaahwareer ah oo nagalu haystay Garoonka dhexdiisa”

“Waxaan maqalnay Qarax xoogan, Anigu waxaan fadhiyey Qaybta danbe ee Diyaarada, dadkii oo dhan way wada kaceen, kaidb waxaan lasoo baxnay (OXYGEYN-ka) waxaana naloo sheegay in diyaarada la dejin doono”





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo: Qurba-joogtii ka bad-baaday Qaraxii Diyaarada DAALLO oo xog cusub laga helay.
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-04T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo: Qurba-joogtii ka bad-baaday Qaraxii Diyaarada DAALLO oo xog cusub laga helay.



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments