Daawo Muuqaal: Gabdhaha Sucuudigu doonayo inuu kasoo qaato Soomaaliya, Heshiiskii oo dawladu ay Saxeexi Rabto

Daawo Muuqaal: Gabdhaha Sucuudigu doonayo inuu kasoo qaato Soomaaliya, Heshiiskii oo dawladu ay Saxeexi Rabto


ADVERTISEMENTS
Dowladda Federaalka iyo Dowladda Sacuudiga ayaa Ku howlan inay kala saxiixdaan heshiis uu sacuudigu ku doonayoshaqaale Soomaaliyeed oo badankoodu ay ahaan doonaan gabdha guryaha ka shaqeeya ama (Booyaaso/ Jaariyad).


Baahidan badan ee dalka Sacuudiga ayaa timid kadib markii dalal badan oo ku yaala qaaradda Africa iyo Aasiya ay gabdhahoodii kala baxeen dalka sacuudiga, kadib markii ay la kulmeen tacadiyo dhanka bini’ aadmiga ahi.

Dalalka aan deriska nahay ee Itoobiya iyo Kenya ayaa iska diiday inay Shaqaale u diraan Sacuudiga kadib markii muwaadiniintooda oo ay horey ugu direen dalkaasi lagula kacay waxyaabo bini’aadminimada ka baxsan.


HALKAN KA DAAWO VIDEO



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Daawo Muuqaal: Gabdhaha Sucuudigu doonayo inuu kasoo qaato Soomaaliya, Heshiiskii oo dawladu ay Saxeexi Rabto
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-05T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Daawo Muuqaal: Gabdhaha Sucuudigu doonayo inuu kasoo qaato Soomaaliya, Heshiiskii oo dawladu ay Saxeexi Rabto



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments