DAAWO JAPAN OO 37 MILYAN UGU DEEQDAY DOWLADDA SOMALIYA –

DAAWO JAPAN OO 37 MILYAN UGU DEEQDAY DOWLADDA SOMALIYA –


ADVERTISEMENTS
Dowladda Japan ayaa 37 Milyan oo Doolar ugu deeqday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha Japan, Mr Kawai Katsuyuki ayaa deeqda uga dhawaaqay kulan ay dalka Itoobiya ku yeesheen isaga iyo madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheeekh Maxamuud.

Dowladda Japan ayaa deeqda ugu talagashay in wax looga qabto arrimaha amniga, dib u dhiska iyo horumarinta.

Ra’iisal wasaaraha Japan, Mr. Kawai Katsuyuki ayaa goobta uu deeqda uga yaboohay ka sheegay in dalkiisu gacan joogto ah siinayo Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka mahad celiyay Taageerada Japan uu siiyo Soomaaliya. 

Dowladda Japan ayaa gacan joogto ah ka geysata dadaallada Soomaaliya ay ku doonayso inay ku xaqiijiso amniga iyo dib u dhiskeeda.

HALKAAN KA DAAWO JAPAN





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: DAAWO JAPAN OO 37 MILYAN UGU DEEQDAY DOWLADDA SOMALIYA –
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-01T00:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
DAAWO JAPAN OO 37 MILYAN UGU DEEQDAY DOWLADDA SOMALIYA –



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:30 AM and have 0 comments