Baaritaanka kurka Ilma-galeenka:Marka koowaad, takhtarka wuxuu siilkaaga dhexdiisa ka fiirin doonaa haddii ay jiraan wax isbadel ah ee kurka Ilma-galeenkaaga (barta siilkaaga iyo ilma-galeenka ku kulmaan)

ADVERTISEMENTS

1. Isaga ama iyada ayaa si taxadir leh gelinaya siilkaaga qalab bir ah loogu yeero (siil wanaajiso), si loogu qabto oo u kala furo. 

2. xigeen, isaga ama iyada ayaa si taxadir leh kurka ilma-galeenka buraash yar ku taabanaya oo kurka ilma-galeenka ka soo qaadaya ‘tijaabo’. Waxaa laga yaabaa in aad dareento qanjaruufo yar, laakiin ilbiriqsi yar kaliya ayay qaadataa. Is-tartiibi, hoos u neefso oo naso,  oo takhtarka u sheeg haddii aad xanuunsato.  

3. Ka dibna takhtarka ayaa qalabka birta ah siilka  kasoo saaraya.

lasoco barnaamijka caafimaadka haweenka fadlan qaabka qoraalka loo qoray xuquuqdiisa waxa iska leh dhakhtarkii qoray lamana ogola xigasho ogolaansho la;aan ah

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Baaritaanka kurka Ilma-galeenka:Marka koowaad, takhtarka wuxuu siilkaaga dhexdiisa ka fiirin doonaa haddii ay jiraan wax isbadel ah ee kurka Ilma-galeenkaaga (barta siilkaaga iyo ilma-galeenka ku kulmaan)
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-10T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Baaritaanka kurka Ilma-galeenka:Marka koowaad, takhtarka wuxuu siilkaaga dhexdiisa ka fiirin doonaa haddii ay jiraan wax isbadel ah ee kurka Ilma-galeenkaaga (barta siilkaaga iyo ilma-galeenka ku kulmaan)

share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments