Arrag sawir ciil & murugo ku badi doona oo laga sameeyay madaxweyne Shariif Xassan

Arrag sawir ciil & murugo ku badi doona oo laga sameeyay madaxweyne Shariif Xassan


ADVERTISEMENTS
Farshaxaniistaha caanka ah Amin Arts ayaa soo bandhigay Sawir gacmeed uu ku muujinaayo aqoon darida Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan.

Sawir Gacmeedkaani ayaa cadeynaaya in Deegaanada maamulka dhiiga iyo qoriga uu ka qiimo badan yahay qoriga, halka dhiiga la daadiyo uusan ka laheyn micno gaar ah.

Sidoo kale, waxaa lagu muujiyay sawirka in madaxweyne Shariif Xassan uu qaab khaldan u aqristo dastuurka si uu qaab gadisan ugu maamulo dadka ku hoos nool maamulkiisa gaar ahaan kuwa degmada Afgooye oo uu khuseeyo sawirka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Arrag sawir ciil & murugo ku badi doona oo laga sameeyay madaxweyne Shariif Xassan
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-06T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Arrag sawir ciil & murugo ku badi doona oo laga sameeyay madaxweyne Shariif Xassan



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments