6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..

6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..


ADVERTISEMENTS
6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..Qofkasta Waxa uu rabitaankiisu yahay inuu tacbo Maal Oo uu taajir noqdo Si mustaqbalka uu ugu raaxaysto haddaba Si qofkasta Haddafkiisa  taajirnimo u gaadho waxaa looga baahan yahay inuu ka hortago arrimahan halista ku ah dhaqaalihiisa soo galo uusan isagu war uhayn inay maalintii soo gasho lacag badani hoos ka akhriso..iyadoo kooban

1:Marka ay lacag kusoo gasho waa inaad xisaabtanto si aad waxna u dhigan karto waxna u isticmaali karto

2:iskuday inaad shaqeeyso saacado badan ugu yaraan 10 saacadood maalintii

3:haddii aad ganacsi bilow is dhahdo haka cabsoon inaad khasaarto ku talo gal guul iyo guul daro

4:waxaa kugu qasab ah dadka kaa hooseya inaad wax siiso wixii aad ku dhaanto si risiqaagu u barakoobo

5:ha eegin dadka maal qabeenada ah hebal waa sidan waligii lacagtu haysto ma helayo ha is odhan

6:jooji balwada iyo iyo mukhaadaraadka isku day inaad yareyso waxyaabaha aad iibsaneyso ee aan waxtarka lahayn


_______________________________________________________4

MUDDO 6 BILOOD AH SIDAA KUWAD WAX WEYN AYAAD DAREEMI DOONTA DHANKA DHAQAALAHA

E-mail:halgan4522@hotmail.com      halkaas igala soo xiriir haddii aad dareento isbadal dhanka dhaqaalaha ah

ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: 6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..
Posted by:galmada Net
Published :2016-02-10T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
6 Sababood Oo Kaa Hortaagan Inaad Noqoto Qof Maalqabeen ah Ama Taajir ah..



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments