waxaa kamid ah nimcooyinka uu ilaahey siiyay soomalida dhalinyaro dadka....

waxaa kamid ah nimcooyinka uu ilaahey siiyay soomalida dhalinyaro dadka....


ADVERTISEMENTS
waxaa kamid ah nimcooyinka uu ilaahey siiyay soomalida dhalinyaro dadka usheekto wanaaga xumaantane kareebto run ahaantii marki aad ufiirsato wadamada islaamka kuma arkeeysid dhalinyaro xil iska saartay ineey waano iyo xasuusin usheegaan dhalinyarada kale ee sheydaanka iyo hawada aduun iyo waxa eeynaftooda ukqurxisay kareebo xitaa hadii eey jiraan dhalinyaro diimeed udhashay wadamokale maahan kuwo wax uusheega dhalinyradooda waxaad arkeeysaa wadamada kale dhalinyaro kuxadgudbayaan ajinabiga haweeynka iyo raga waliba iyagoo islamnimo sheganayaan mana arkeysid dhalinyarokale oo wacdiso oo xaqa usheegto bas marka eey weeynaadaan uunbeey dadka wacdiyaan waxne usheegaan lkn alxamdulilaah soomalida ilaahey waxa uusiiyay wadaado waaweeyn iyo dhalinyaro xil iskasaartay ineey wax usheegan walaalahood kuwa xadgudbay iyo kuwa wanaaga hilmaamay waana dhalinyaro aad ubadan kuwa wanaaga gudbiyo lkn waxaan jeclahay inaa halkaan idinkuugu soogudbiyo lix kamid ah dalinyaradaas dhamaantoodna waxa eey kasiman yihiin ineey diinta xaqa ah faafiyaan waxeyna ukala faafiyaan nin walbo iyo farsamadiisa qoraalkaan waxaa iisoo gudbiyay wiil sxbkeey ah sawir ahaan iyo qoraal ahaanba iisoodiray waxa eeyna kalayihiin dhalinyaradaas 

1 Waa nasir cadceed waxa uu leeyayh feesbuug iyo youtube waxa uu usoogudbiyaa boqolaalka dad ee kuxiran isaga vidio kahadlayo nuucya kala duwan sida in lakaalmeeyo masakiinta sidookale axaadiista nabigena c.s.w ayuu kusoogudbiyaa sidookale waxa uu aad uyaqan ama uga hadlaa labada qof ee isguursaday farxada eey kuwada noolan karaan waxaa intaas udheer inuu marwalbo ina xasuusiyo nimcada iyo barwaaqada taalo wadankeena intaas iyo inkabadana waa uu gudbiyaa waxeeynu leenahy jazakalah kheer wajazakalah janaah 

2 waa Abubakar mohammed isna waa mid kamid ah dhalinyaradeena kuwooda aadka logu jecelyahay waxa uu leyhay isna begkiisa iyo yuotop waxa uuna inoo soogudbiyaa kheerka sida axaadiista nabigeena c.s.w quraanka iyo sida uu kuugu shafeecayo farxda sida ad ugaheleeysid quraanka sidookale waxa uu inoo soogudbiyaa maalmaha kheerka leh sidaa maalmaha fiican inlasoomo ayuu aad inoo xasuusiyaa abubakar intaas iyo inkabadan waa uu nasoo gaarsiiyaa abubakar waxeynu leenahy sidookale ilaahey hakaa abaalmariyo hana kaga abaal mariyo jano iyo xariir

3 waa siraaji cabdilaahi isna waa midkamid ah dhalinyaro diimeedka isku taagtay ineey ugudbiyan kheerka walaalahooda halmaamay kheerka waxa uu inta badan wax soodhigyaa siraaji qolka quraanka kariimka oo eey bulsho badan oo soomali ah kuxiranyihiin iyo peegka diintenu waa nasteexo sidookale waxa uu dadka frendskiisa ah ugu diryaa kheerka qaab maseeg ah siraaji waxa uu soogudbiyaa qisooyinka diiniga ah axadiista iyo quraanka oo af soomaali kutarjuman waxa uu aad uga hadlaa siraaji waalidka oo baari loonoqdo intaas iyo inkabadana weeynu ku ognahay sidookale waxeynu lenahay isna jazakalah kheer wa jannah 

4 Waa Abdi Qani Al-maqdashi sidookale waxa uu kamid yahay dhalinyarada uu ilaahey ugu nimceyay somalida abdiqani waxa uuleyahy feesbuug wax uuna kusoogudbiyaa kheerka sida vidio oo uu noogu soogudbiyaa axaadissta rasulkena . c.s.w iyagoo afcarabi iyo afsomali ah sidookale aqlaaqda iyo dabeecada wanaagsan ayuu tusaale inoogu dhigaa rasuulkena isago naxasuusinayo intaas iyo inkabadana waan kahelnaa abdi qani waxeynu leenahy sidookale abdiqani ilaahey hakuugu badalo wax ka kheer badan aduun iyo aakhiraba 

5 waa Mujaahid Abdulahi Sheikh Hassan sidookale waxa uukamidyahay dhalinyarta isku xilqaamtay ineey lawadaagaan kheerka iyo diinta uu ilaahey baray iyagoo ugudbinayaan asxaabta iyo dhalinyarta kale sheikh mujahid waxa uu leeyhay feesbuug sidookale waxa uu wax kusoogudbiyaa qolka quranka kariimka oo eey dad aad ufarabadan eey kuxiranyihiin iyo meelo kale . mujaahid waxa soogudbiyaa vido iyo qoraalba waxa uuna kahadla xasuusinta aakhiro isagoo kuushegayo in aduunyado eytahy raaxeeysi yar oo kadis gugu dhaafeyso sidaa dareteed aaqira ayuu ina jecleysiiyaay intaas iyo inkabadanne waan kahelnaa mujaahdi waxeynu leenahy jazakalah kheer ilaahey janadiisa abaalmarin martiqaad aan dhamaaneeyn hakuugudhigo janada dhexdeeda 

6 waa Jama Awed waxa uu kamidyahay isna dhalinyaradeena kheerka utaagan har iyo habeen waxa uu kamid yahay masuliinta qolka quranka kariimka iyo qolol badan iyo groupyo oo uu kheerka ka gudbiyo sida salaada iyo ahmiyadeeda sadaqada iyo wanaageeda jama awed waa macalin ku caan baxay is xasuusinta in lagu saliyo rasuulkeena caleyhi salaatu wasalaam intaas iyo inkabadana isna waa uu inasoogaarsiiyaa waxeynu leenayh macalin jazakalah kheer iyo janada fardoowso masha alaah intoodaba kheerka ayeey inala jecladeen ilaahey hanooga dhigo wadaadada inoosoobaxayaan mustaqbalka xigo

halkaas waxaa noogu dhamaaday wanaag iyo waano sheegyada dada yar inagoo halkaan uga mahadnoqeeyno dhamantod sidookale waxaa aan uduceyneeynaa intii aan katagay ee kheerka jeclaa alaha naga dhigo kuwii ilaahey dartiis isku xilqaamo iyagoo gudanayo waajibaadka saaran dhamaanteena waa inalaga raba taas aan isku duceeyno



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: waxaa kamid ah nimcooyinka uu ilaahey siiyay soomalida dhalinyaro dadka....
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-22T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
waxaa kamid ah nimcooyinka uu ilaahey siiyay soomalida dhalinyaro dadka....



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments