wax ka baro inta nuuc oo ay ukala baxaan biyaha dumarka ka yimaad iyo kuwa ilmaha laga Abuuro

wax ka baro inta nuuc oo ay ukala baxaan biyaha dumarka ka yimaad iyo kuwa ilmaha laga Abuuro


ADVERTISEMENTS
Dumarku waa biyo baxaan balse biyo baxa dag daga ah ee dumarka ayaa ah ayaa ah in Biyo jilicsan oo cadaan xigeen ah ay ka yimaadaan kuwaasi oo
marka ay soobaxyaan an lahayn wax dreen raaxa ah.Dumarka qaar xiliga biyahaasi kaadi caadi ah ayaa timaada. siilka Maxaa keena Biya baxaas dag daga ah? Waxaa sababa halka Looyaqaano dhibicda G oo ah meesha ay dareenka ka qaataan dumarka ayaa qanjiro ku yaala ay cadaadismaan kadibna


waxaa soo daadanaya dhacaankaasi..Halka qaarkale oo dumarka kamid ahna ay sabab u tahay marka ay dareento wax xod xodiya (kintirka) taas ayaana sababto in dareerahaasi yimaado. Dumarka oo dhan Arintaan maleeyihiin ah in ay horay ka biyo baxaan? Jawaabta ayaa noqoneysa haa sida ay muujiyeen daraasado caafimaad ah oo lasameeyay ayaa sheegay in dumarka oo dhan ay biyo baxa dag daga ah leeyihiin balse waxaa intaasi ay ku dareen daraasadahaasi in inta badan dumarku ay gudaha u biyabaxaan oo aysan banaanka u soo bixin xiligaasi qaarkamid ah dumarku kaadi ayeey dareemaan.


halkaan riix si aad udaawato muuqaalkaan





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: wax ka baro inta nuuc oo ay ukala baxaan biyaha dumarka ka yimaad iyo kuwa ilmaha laga Abuuro
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-08T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
wax ka baro inta nuuc oo ay ukala baxaan biyaha dumarka ka yimaad iyo kuwa ilmaha laga Abuuro



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments