WARIYE SIRTA DHAGAR QABAYAAL SOO BANDHIGAY -DAAWO SIDA LOO DAAWADEY

WARIYE SIRTA DHAGAR QABAYAAL SOO BANDHIGAY -DAAWO SIDA LOO DAAWADEY


ADVERTISEMENTS
Wariyaha weyn Cabdi Casiis Afrika ayaa barnaamij qurux badan ka sameeyay qaraxii lagu dilay Ex Wariye Hindiya Xaaji. Wariye Afrika wuxuu soo dhigay muuqaalka runtaa ee Xasan Nur oo loo yaqaan Sheekh Aweys una dhashay beesha Mantaan Cabdulle ee Abgaal iyo Cabdirizaq Maxamed Baroow oo u dhashay Buraale,Harti Abgaal.Abgaal Cismaan.

Waa xaqiiqa iney ku lug lahaayeen dilka Ex Wariye Hindiya Xaaji laakiin nasiibdaro wuxuu ka gaabsaday arrimo xasaasiya oo ku saabsan dilka Hindiya Xaaji sida qofka abaabulay dilkeeda iyo sababta loo dilay.
Dabagalka nuucaana wuxuu mudan yahay in abaalmarin lagu siiyo Wariye Cabdi Casiis Afrika hasse yeeshee awoodda uu la shaqeeynaayo oo qaarkood ku lug lahaay dilka Saxaafiyadda Soomaaliyeed waa arrin adag inuu wax walba soo bandhigo.


HOOS KA DAAWO BARNAAMJIKA





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: WARIYE SIRTA DHAGAR QABAYAAL SOO BANDHIGAY -DAAWO SIDA LOO DAAWADEY
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-06T23:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
WARIYE SIRTA DHAGAR QABAYAAL SOO BANDHIGAY -DAAWO SIDA LOO DAAWADEY



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 11:00 PM and have 0 comments