War DEG DEG Daawo:- al-shabaab oo hadda soo bandhigay Muuqaalka askartii Kenyatiga ee Nolasha ay ku qabtayn iyo Qaar toos loo gowracay ha isku daawan hadii aadan awoodin

War DEG DEG Daawo:- al-shabaab oo hadda soo bandhigay Muuqaalka askartii Kenyatiga ee Nolasha ay ku qabtayn iyo Qaar toos loo gowracay ha isku daawan hadii aadan awoodin


ADVERTISEMENTS
War DEG DEG Daawo:- al-shabaab oo hadda soo bandhigay Muuqaalka askartii Kenyatiga ee Nolasha ay ku qabtayn iyo Qaar toos loo gowracay ha isku daawan hadii aadan awoodin.

Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey weerarka ay kooxda Al Shabaab ku beegsatey ciidammada Kenya ee ku sugan gobolka Gedo, kuwaas oo qeyb ka ah hawlgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee AMISOM, ayaa sheegay in falkaasi fuleynimada ah aanu marnaba hakin doonin hawlagallada dalka looga sifeynayo Al Shabaab.

GUJI HALKAAN KA DAAWO VIDEO HADAAD AWOODO



“Waxaan tacsi dirayaa Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, shacabka iyo ehaladii ay ka baxeen geesiyaashii naftooda ku waayey iyagoo gudanayaa hawl ay nabad uga dhalinayaan Soomaaliya. Soomaaliya waxay si buuxda ula shaqeyneysa Kenya iyo dalalka kale ee ka tirsan AMISOM, dagaalka lagula jiro Al Shabaab oo aan ku rajo weynahay in bilaha soo socda la soo afjari doono.

“In xididdada loo siibo kooxaha argagixisada ee ku dhuumaaleysanaya Soomaalya ,waxay gacan weyn ka geysan doontaa nabadgelyada gobolka iyo tan caalamka’’, ayuu yiri Madaxweynaha.

Waxaa uu Madaxweynaha intaa ku darey in Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidammada AMISOM, uu hadafkooda koowaad yahay in argagixisada naf la caariga ah laga sifeeyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika iyo caalamka intiisa kale. 



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War DEG DEG Daawo:- al-shabaab oo hadda soo bandhigay Muuqaalka askartii Kenyatiga ee Nolasha ay ku qabtayn iyo Qaar toos loo gowracay ha isku daawan hadii aadan awoodin
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T18:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War DEG DEG Daawo:- al-shabaab oo hadda soo bandhigay Muuqaalka askartii Kenyatiga ee Nolasha ay ku qabtayn iyo Qaar toos loo gowracay ha isku daawan hadii aadan awoodin



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 PM and have 0 comments