War Deg Deg Ah : Heshiishyo Hordhac Ah Oo Hada Lagu Gaadhay Kismaayo ( AKHRISO+QODOBADA)

War Deg Deg Ah : Heshiishyo Hordhac Ah Oo Hada Lagu Gaadhay Kismaayo ( AKHRISO+QODOBADA)


ADVERTISEMENTS
Warar deg deg ah oo haatan naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbaland ayaa sheegaya iney soconayaan kulamo xasaasi ah oo udhaxeeya madaxda DF iyo maamul goboleed-yada.

Kulamadan ayaa looga hadlayaa sidii go’aan mideysan looga qaadan lahaa qaabka doorashada soo socota ee dalka lagu saleyn lahaa.

Madaxda qaar ayaa doonaya in nidaamka 4.5 lagu sii shaqeeyo halka maamulada kale ay doonayaan in heer deegaan wax lagu soo xulo.

Warar si hordhac ah aan uhelnay ayaa sheegaya in labada aqal ee dalka lagu kala dooran doono heer deegaan iyo heerka qabiil ee 4.5.

Labadaas qodob oo ah midkii la isku hayay mudooyinkii ugu dabeeyay ayaa ugu danbeyn umuuqda in heshiis laga gaaray.

Shirarka socda ayaa la filayaa in goordhow laga soo saaro bayaan rasmi ah, waxaana si gaar ah saxaafada loogu soo bandhigi doonaa warsaxaadeedkii lagu heshiiyay.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War Deg Deg Ah : Heshiishyo Hordhac Ah Oo Hada Lagu Gaadhay Kismaayo ( AKHRISO+QODOBADA)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-17T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War Deg Deg Ah : Heshiishyo Hordhac Ah Oo Hada Lagu Gaadhay Kismaayo ( AKHRISO+QODOBADA)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments