War Culus : MD Xasan Sheekh & R/W C.C.C Oo Lagu Celiyey Garoonka Kismaayo & Xaalad Culus

War Culus : MD Xasan Sheekh & R/W C.C.C Oo Lagu Celiyey Garoonka Kismaayo & Xaalad Culus


ADVERTISEMENTS
Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dalka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo R/wasaaraha Dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke lagu celiyey Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

Waxa lagu celiyey oo laga diiday inay ka dhaqaaqeen ama ka dhoofaan Garoonka Diyaaradaha Kismaayo.

Madaxda Dawlada Soomaaliya waxay doonayeen inay soo aadaan Magaalada Muqdisho waxaase madaxda Maamulka Jubbaland ay diideen Arintaasi.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka codsaday R/wasaare Sharma’arke iyo Madaxweyne Xasan Sheikh inay mar kale dib ufuraan Shirka looga hadlayey Jiheynta Soomaaliya ee Nuuca Doorashada Soomaaliya ka dhici doonta 2016-ka.

Dhawaan Shirkii ka Socday Kismaayo waxa uu noqday mid lagu kala booday oo natiijo la’aan uu kusoo dhamaaday.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: War Culus : MD Xasan Sheekh & R/W C.C.C Oo Lagu Celiyey Garoonka Kismaayo & Xaalad Culus
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-17T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
War Culus : MD Xasan Sheekh & R/W C.C.C Oo Lagu Celiyey Garoonka Kismaayo & Xaalad Culus



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments