Waa Ninkee Ninka aysan Dumarku Waligood iloobin Qalbigooda aan ka bixin (iska eeg Listigan)

Waa Ninkee Ninka aysan Dumarku Waligood iloobin Qalbigooda aan ka bixin (iska eeg Listigan)


ADVERTISEMENTS
Si aad u qabsatid qalbiga haweenyda si joogto ah ayaan kuu soo bandhigeynaa dhowr tilmaan oo haweenyda ka dhigaya mid aan iloobeyn ninka waqti waliba oo ka soo wareegta

* Haweeneyda ma iloowdo ninka jaceylka ku harqiya , dareensiiya deganaan isla markaana leh awood shaqsiyadeed oo xooggan.
* Haweeneyda ma iloowdo ninka sheekada macaan ee ku xeel dheer xod xod xodashada lamaantiisa.
* Waa adag tahay in ay iloowdo ninka qadariya dareemaheeda isla markaana aad u tix giliya.

* Haweenyda ma iloowdo ninka mararka qaar ka door bida naftiisa midda lamaantiisa , isla markaana dalbada fikirkeeda sidoo kalana tix giliya aragtideeda.
* Ma iloowdo ninka la qeybsada farxadda iyo muragada .
* Haweeneyda ma iloowdo ninka aan ka xishoon in uu ku hor ooyo isla markaana si saraaxad leh ugu muujiya dareemihiisa.
* Ma iloowdo ninka u muujiya dareemihiisa jaceyl kulana dhaqma hab Romansi ah .
Ugu dmabeyn ninka aysan waligeed haweeneyda iloobeyn waa aabaheed waqti waliba oo ka soo wareegata maxaa yeelay waxa uu leeyahya dhamaan tilmaamahaan waana tilmaamaha ay dooneyso in ay ka hesho ninka ay guursaneyso.


DAAWO MUUQAALKA




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Waa Ninkee Ninka aysan Dumarku Waligood iloobin Qalbigooda aan ka bixin (iska eeg Listigan)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-03T04:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Waa Ninkee Ninka aysan Dumarku Waligood iloobin Qalbigooda aan ka bixin (iska eeg Listigan)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:30 AM and have 0 comments