Subaxanallaahi Daawo Awooda alle Buur Noole u Eg (Share Garee)

Subaxanallaahi Daawo Awooda alle Buur Noole u Eg (Share Garee)


ADVERTISEMENTS
Awooda alle waa mid tusinaysa jiritaanka iyo waynanka alle waxa uuna alle mucjisooyinkiisa u soo saaraa si ay aadamuhu oogu cibra qaataan isla markaana ay u rumeeyaan awooda alle.

Tani waxay kamid tahay Mucjisooyinka Rabaaniga ah ee uu alle ku tusinayo khalqigiisa cadamadiisa iyo jiritaankiisa tanina waa mid aad iyo aad u haboon in ay aadamuhu ku cibro qaataan.

Muuqaalkan ama video-gan waxaa laga helay buur u dhaxaysa dalalka Syria iyo Ciraaq waxayna wadamadaasi kamid yihiin wadamadii ay ku soo dageen anbiyadii diinta soo gaadhsiisa aadamaha ee alle u soo dhiibay .

hadii aad tahay qof islaam ah oo alle awoodisa iyo qudradiisa ku qanacsan faafi muuqaalkan oo share garee kuna taag garee oo ku post garee group yada ay dadka islaamka ah ku jiraan .

Halkan kadaawo muuqaalka muujinaya awooda alle ee mudan ku cibra qaadashada..



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Subaxanallaahi Daawo Awooda alle Buur Noole u Eg (Share Garee)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-18T22:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Subaxanallaahi Daawo Awooda alle Buur Noole u Eg (Share Garee)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:30 PM and have 0 comments