SOMALILAND OO XIRIIRKA U JARTAY IIRAAN -SHEEKO WAALAN

SOMALILAND OO XIRIIRKA U JARTAY IIRAAN -SHEEKO WAALAN


ADVERTISEMENTS
Maamulka SNM oo sheegay inay Shiicada Iran xidhiidh la samaysanayaan si ay aqoonsi caalami ah u helaan. Xoolaha ka dhoofa dekedda Berbera ee Soomaaliya , ayaa intooda badan waxa loo dhoofiyaa wadamada Muslimiinta ee Khaliijka oo dawladda Iran ee Shiicada ahi duulaanka ku tahay .

Wadamada Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaan waxaan uga digaynaa kooxdan SNM oo dhiigya cabka ah oo horay uga abuurtay koonfurta Soomaaliya Alshabaab si ay aqoonsi u helaan , oo caalamka intiisa kale uga dhaadhiciyaan in iyagu nabad haystaa sidaa awgeedna loo aqoonsado dawlad , inaanay khal khal gelin amnigooda iyo in gacanka Cadmeed Shiicada iyo SNM wada socdaa fawdo ka abuuraan,

sidii ka dhaccaysay koonfurta Soomaaliya labaatankii sano oo ina soo dhaaftay . Si taa looga hortago waa in Xoolaha Soomaaliyeed oo Khaliijka aadayaa ay ka dhoofaan Dad iyo degaan la saaxiib ah Khaliijka sida Beesha Daarood Ismaaciil degaanadooda , oo marna raali ka noqonayn in wax loo dhimo amniga iyo xasiloonida walaalaha Carbeed oo xiriirka dhaqaale, dhaqan, siyaasad iyo luqad ka dhexeeyey qarniyo badan.

Warbaahinta maamulka SNM-ta ayaa ilaa shalay daabacayay sidii maamulka hargeysa uu xidhiidh fiican la sameeyo dawlada iiraan oo dawlada soomaaliya xidhiidhka u jartay

Dhinaca kale halka hoose ka daawo dawladda soomaaliya oo xidhiidhkii u jartay iiraan



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SOMALILAND OO XIRIIRKA U JARTAY IIRAAN -SHEEKO WAALAN
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-15T21:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SOMALILAND OO XIRIIRKA U JARTAY IIRAAN -SHEEKO WAALAN



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:00 PM and have 0 comments