Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama

Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama


ADVERTISEMENTS
C/raxmaan Ciise Kaahin oo ah mulkiilaha makhaayaddaha Afro Deli oo ku yaalla gobolka Minnesota, kana mid ah ganacsatada sida dhow ula shaqeeya bulshada Somalida ee ku dhaqan gobolkaasi ayaa lagu casuumay inuu ka qayb galo khudbadda uu madaxwaynaha Maraykanku sanad walba jeediyo ee State Of The Union loo yaqaano. 

Khubdasaasi ayaa qorshaysan inuu madaxwayne Barack Obama qabto 12 bishan January, taasi oo noqonaysa khudbad sanadeedkii ugu dambeeyay ee u Obama qabto. 

Cabdiraxmaan Ciise Kaahin ayaa u waramay wariyaha VOA ee Minnesota Maxamuud Mascadde.


Wareysi: Cabdiraxmaan Kaahin



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-10T03:03:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Somali Lagu Casuumay Khudbadda Obama



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:03 AM and have 0 comments