Sokor ma qabtaa Sidaan iskaga dawey -Talo Caafimaad

Sokor ma qabtaa Sidaan iskaga dawey -Talo Caafimaad


ADVERTISEMENTS
Sanadahaan dambe waxaa caalamka dhan qabsaday cudurka Sokorta loo yaqaan oo aadanaha yar iyo weynba ay qaati ka joogaan.

Xanuunkaan Macaanka loo yaqaan ayaan isagu laheyn daawo si rasmi ah u cirib tirta isagoo dadka la nool jiradaana ay dhibaatooyin badan uu ku haayo.

Dhaqtar Masaari ah ayaa daraasad uu dhawaan sameeyay ku sheegay in uu helay daawo cudurkaas ka taqalusi karta waqti kooban marka uu qofka xanuunsan si joogta ah u adeegsado.

Dhaqtarkaan oo la yiraahdo Cimaad Cabadil Caliim ayaa sheegay in ruuxa macaanka leh haduu bil ama laba bil si joogta ah u adeegsado una cabo cabitaan baamiyaha oo la ritqay ah waxaa la rajeynayaa insha’alaah inuu ruuxaas gabi ahaan macaanka ka bogsoon doono.

Casiir ama cabitaan laga sameeyay baamiyaha ama baamiyaha oo la shiido dabeeda dheecaankiisa  la cabaa oo sidaas la joogteeyaa muddo laba bil ah ayaa hadaba daawo u ah Ilaahey ayaa daawada hayee.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sokor ma qabtaa Sidaan iskaga dawey -Talo Caafimaad
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-05T21:29:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sokor ma qabtaa Sidaan iskaga dawey -Talo Caafimaad



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 9:29 PM and have 0 comments