Sidan Ku Hel Raaliyo Baarinimo ku darsatay !

Sidan Ku Hel Raaliyo Baarinimo ku darsatay !


ADVERTISEMENTS
Kalgacalka ama jaceylka Dhabta ah ee aan Marna Burburin Waa Kan isku darsada jaceyl labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya,waxana sababta tahay gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tix galisa sida walidkaga ku dhalay oo kale,
Hadaba Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana wa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhowrta sida waalidkeeda waayo xaq ayey ku leeyahiin,

Rasuulkeena (csw)waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka fiirsadao guurka marka uusamaynayo uuna ku guursado gabadha diinta’lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu dhib sanayo inaadan guursan.
Ha yeshee Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoys kiisa ay yahiin kuwa alle ka furtay xata waad xiriirineysaa sida waalidkaga u xiriirin lahayd.

Marka aan si dheer ugu hadleyna Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa ku degayo isla markasina awolad ka dhalanayso waa inaad lamaanaga noqdaa mid xili kasta cawaaqiga jira kula wadagaysa,lakiin yeysan noqon mid lacag guur keeda yahay.

Ugu danbeeyntii Waxana rasuulkeena suuban ”scw”’ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa sinada iyo faaxishka.

guji daawo raaliyadaan caadi mahan'



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Sidan Ku Hel Raaliyo Baarinimo ku darsatay !
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Sidan Ku Hel Raaliyo Baarinimo ku darsatay !



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments