SHABAAB OO SOO BANDHIGAY 12 ASKARI KENYAN AH LIVE LOO QALAAYO DAAWO

SHABAAB OO SOO BANDHIGAY 12 ASKARI KENYAN AH LIVE LOO QALAAYO DAAWO


ADVERTISEMENTS
War qoraal ah oo ka soo baxay Ururka Shabaab ayaa lagu sheegay in ciidamada Shabaabka ay gacanta ku hayaan 12 Askari oo lagu qabtay Dagaalkii Jimcihii ay ku qaadeen Shabaabka Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo.

Shabaab waxa ay tilmaameen inay soo bandhigi doonaan Maxaabiistaasi dhawaan, balse waxa ay sheegeen inay isugu jiraan Saraakiil iyo Askar Kenyatti intaba.

Sidoo kale Warka ka soo baxay Shabaabka ayaa waxa ay ku sheegeen in dhimashada Askarta Kenya ee lagu laayay weerarkii Ceelcade inay gaarayso 100 Askari.

Ilaa hada lama haayo war ka madaxbanaan Shabaabka oo xaqiijinaya tirada rasmiga ah ee weerarkaasi lagu dilay, inkastoo Dowladda Kenya dhankeeda aysan shaacin tirada Askarta weerarkaasi looga dilay.

Weerarka ka dhacay Degmada Ceelcadde ee Gobolka Gedo oo ahaa mid aad loo soo qorsheeyay ayaa Khasaaro culus lagu gaarsiiyay ciidanka Kenya.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SHABAAB OO SOO BANDHIGAY 12 ASKARI KENYAN AH LIVE LOO QALAAYO DAAWO
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-18T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SHABAAB OO SOO BANDHIGAY 12 ASKARI KENYAN AH LIVE LOO QALAAYO DAAWO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments