SAWIRRO CUSUB: Maxaabiis, Gaadiid iyo hub laga qabsaday Kenyaatiga iyo Baroorta Ciidanka Kenya

SAWIRRO CUSUB: Maxaabiis, Gaadiid iyo hub laga qabsaday Kenyaatiga iyo Baroorta Ciidanka Kenya


ADVERTISEMENTS
Waxaan halkaan idinku soo gudbineynaa sawirada gaadiidkii Kenya looga qabsaday deegaanka Ceelcade ee Gobolka Geddo kuwasoo qaarna la gubay qaar caadi loo qabsaday.

Gaadiidka gaashaaman ee Kenya iyo kuwa kale sida Cabdi Bilaha iyo Landroverka ayaa ku jira laakiin dhamana ah gaadiid milateri oo ay ku buufsan yihiin calamada Midowga Afrika ee AU.

Sidoo kale waxad Sawirada ku arki doontaan Maxabiistii ay Gacanta ku dhigeen Al-shabaab iyo meydad kale.



HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA 












ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: SAWIRRO CUSUB: Maxaabiis, Gaadiid iyo hub laga qabsaday Kenyaatiga iyo Baroorta Ciidanka Kenya
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-23T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
SAWIRRO CUSUB: Maxaabiis, Gaadiid iyo hub laga qabsaday Kenyaatiga iyo Baroorta Ciidanka Kenya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments