Raga Sameeya Sidan oo kale, Dumarku kama Helaan Ee…

Raga Sameeya Sidan oo kale, Dumarku kama Helaan Ee…


ADVERTISEMENTS
Qof kasta bini aadam ah Allah wuxuu siiyay maskax uu kula doorto waxa isaga dan u ah iyo waxa aan danta ugu jirin, mudooyinkii dambe waxaa soo if baxay in dumarka ay ka taxadar badan yihiin ragga kadib markii ay kumanaan dumar ah si aan kala fiirsasho laheen uguur sadeen raga kala dabeecad iyo kala dhaqan duwan, taas oo keentay in ay dumar badan ku silcaan noloshooda ama ku noqday dumar markasta furiin lakulma, qaladaadkaas badan ee dhacay ayaa keenay in dumar badan ay qaataan tilaabooyin ku dhaheen taxadar dheera kuna dag dagin ragga sifaadkaan leh.

1 RAGA leh balwada sida sigaarka, jaadka iyo khamriga
inta badan ragga leh balwada dumurkooda cabasho aad u wayn ayaa ka keeneen taas sabab ka dhigtay in gabdho badan ka feejignaadaan ragga balwadaas leh, ceebaha ugu wayn raggan leh balwada qaabkani oo kala ah ayaa la sheegay in uu xanaaqooda aad ubadanyahay dulqaadkane uu aad ugu yarayahay, ma marka qaar uu miir doorsanyahay, iyagoo aan kala saarin karin waxa ahmiyada uleh nolosha lamaanaha ama ahaato mida guriga, sidoo kale ragga leh balwadaan dumarka kalsooni buuxdo kuma qabaan, markasta waxaa afka ka saaran dalaaqada.

2. RAGA u gacan qaada dumarka (Jirdila)
ragga astaamahaan leh inta badan dumarka ma xiiseeyaan mana ka helaan, haweenada waxay u aragtaa qof loo awood sheegtay ama la adoonsanaayo ama loo adeegsaday awood, waxaana dhacda in dumar badan ka soo haajiraan gurigii ay kula nooleed lamaanaheeda dib ugu soo laabato ehelkeeda, caradaas ayaa keentay in ay gabdho badan u dhaga taagaan sababaha ku kalifay in dumar ka soo cararaan nimankii qabay, waxay noqotay sifadaan sifoooyinka ay aad uga fikiraan gabdhaha aan wali la guursan, inta badan iska hubiya nimanka dabcigaas qalaf san leh.

3. RAGA naagaha badan (Playboy)
dabciga dumarka ayaa ah mid ka sameesan in raga ay xariirka la leeyiihiin uusan noqon mid xiriir la leh dumar kale, inta badan dumarka ma aaminaan raga naagaha badan xiriirka leh, sida ay cadeeyeen gabdho badan oo wareesi lala yeeshtay in ay xiiseeyaan nimanka aan naagaha badan aheen, dhanka kale waxay sheegaan in ninka markii uu dumar badan yahay uusan laheen wax balan qaad ah ama qalbi wax lagu shubto, waa mid u keenta dumarka niyad jab iyo walaac aad u weyn, taas oo keenta gabdho badan in ay ka dheeraadaan nimanka gabar kasta afka lagala (shukaansada).



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Raga Sameeya Sidan oo kale, Dumarku kama Helaan Ee…
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-21T02:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga Sameeya Sidan oo kale, Dumarku kama Helaan Ee…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 2:30 AM and have 0 comments