Raga Badanaa Ka Sheegta Xanuunka Dhinaca Hoose Ee Dhabarka Oo Xal Loo Helay (Aqriso)

Raga Badanaa Ka Sheegta Xanuunka Dhinaca Hoose Ee Dhabarka Oo Xal Loo Helay (Aqriso)


ADVERTISEMENTS
Xanuunka dhinaca hoose ee dhabarka, waxaa ku xanuunsada 4 ilaa shan qofood intii ah waqtiga ee noloshooda. Inta badan waxuu xanuunka ku dhammaadaa dhowr maalmo ah ilaa iyo dhoor toddobaadyo ah, laakin mar marka qaarkood waxuu qaadan karaa waqti dheer
waana soo noqonoqdaa.

Waxuu xanuunka dhabarka u imaan karaa si degdeg ah waxuuna ahaan karaa mid aad u xun (darran) ama waxuu u imaan karaa xoogaa-xooga intii waqti ah waxuuna keeni karaa dhibaatooyin waqti dheer ( joogto ah ).

Dhinaca hoose ee dhabarka, waxuu ka samaysan yahay 5 xaroor. Waxuu gobolkaan sidaa culayska oo dhan ee
dhinaca kore ee jirka (ee lagu daray culayska dheeriga ah ee uu sido) waxuuna yahay mid ku jiro hawl aan kala go’ lahayn gaar ahaan markii la rogmanaayo, la jeedjeedinaayo iyo markii wax la qaadaayo.




ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Raga Badanaa Ka Sheegta Xanuunka Dhinaca Hoose Ee Dhabarka Oo Xal Loo Helay (Aqriso)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-17T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Raga Badanaa Ka Sheegta Xanuunka Dhinaca Hoose Ee Dhabarka Oo Xal Loo Helay (Aqriso)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments