QM:-“Baaritaan ayaan ku haynaa tirada ciidamada Kenya looga dilay Ceel-cadde”

QM:-“Baaritaan ayaan ku haynaa tirada ciidamada Kenya looga dilay Ceel-cadde”


ADVERTISEMENTS
Xoghayaha guud ee QM Ban Ki Mun ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Xarakada Al-shabab ay subaxnimadii Jimcaha ku qaaday saldhiga ciidamada Kenya ee AMISOM ay ku lahayeen degaanka Ceel Cade.
Stevan Dogrig afhayeenka rasmiga ee Ban ayaa shir jaraa’id ah uu ku qabtay xarunta QM waxa uu ku sheegay in ay wali wadaan baaritaan ku aadan in tafasiil dheerad ah laga helo halka dhaawaca ciidamada Kenya la egyahay.
Mas’uulkaasi ayaa shaaca ka qaaday in ay aad uga xun yihiin weerarka lala eegtay saldhiga ciidamada Kenya kuwaasi oo dalka u jooga sidii ay xasilooni ugu soo dabaali lahaayen sida ay soo xiganayso wakaalada Anadol.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: QM:-“Baaritaan ayaan ku haynaa tirada ciidamada Kenya looga dilay Ceel-cadde”
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-17T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
QM:-“Baaritaan ayaan ku haynaa tirada ciidamada Kenya looga dilay Ceel-cadde”



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments