Qiimaha shidaalka oo sii dhacaya

Qiimaha shidaalka oo sii dhacaya


ADVERTISEMENTS
Sicirka saliida shidaalka ayaa hoos u sii dhacay, kadib markii Iran laga qaaday cunaqabatayntii caalamiga ee saarnayd. Saliida cayriin ee nooca Brent, ayaa hoos uga sii dhacday labaatan iyo siddeed dollar barmiilkii markii ugu horaysay tan iyo 2003-dii, kadibna wax yar ayay kor u soo kacday.
Dadka ka faalooda ayaa sheegay cunaqabataynta laga qaaday Iran inay u suurto galinayso inay shidaal badan suuqa keento. Kaasoo sii kordhinaya shidaalka suuqa yaalo.
Iran ayaa ah waddanka toddobaad ee soo saara shidaalka ugu badan adduunka.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qiimaha shidaalka oo sii dhacaya
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-19T06:30:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qiimaha shidaalka oo sii dhacaya



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:30 AM and have 0 comments