Qaniinyada Xiliga Galmada Ma Kacsi Xad dhaafaa Mise Waa?…

Qaniinyada Xiliga Galmada Ma Kacsi Xad dhaafaa Mise Waa?…


ADVERTISEMENTS
Haween badan ayaa inta raaxada lagu jiro waxa ay sameeyaan in ay qaniinaan ninka iyaga oo xilligaas aan ogeyn maxaa yeelay heerka ugu sareeya raaxada ayay mareysaa.

Qaniinyada ayaa ah hab muujin oo ay haweenka ku muujinayaan heerka uu gaarsiisan yahay ku macaansiga ciyaarta isla markaana ninka uu siinayo darajo farxadeed.

Mararka qaar qaniinyada haweeneyda mid adag ayay noqon kartaa oo jirka ninka ayay ka sii muuqan kartaa balse taas haween dhif ah aya heerkaas gaarsiisaa.

Haweeneyda kaliya ma sameeyso qaniinyadaas oo ragga waa sameeyaan balse waa mid ka qafiifsan midda haweeneyda iyadoo uu u adeegsado qaniinyada habka istiiminta iyo kicinta haweeneyda.

Isku soo duub qaniinyada ay haweeneyda ay ku sameyso ninkeeda ayaa lagu tiirayaa macaansi ee ha u qaadan xanuun haya haweeneyda oo cabsi kaa wiiqda.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Qaniinyada Xiliga Galmada Ma Kacsi Xad dhaafaa Mise Waa?…
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-24T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Qaniinyada Xiliga Galmada Ma Kacsi Xad dhaafaa Mise Waa?…



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments