Nimanka Ma jecla dhaqamada nuucaan ah (Sirta Nolosha)

Nimanka Ma jecla dhaqamada nuucaan ah (Sirta Nolosha)


ADVERTISEMENTS
Luuqadaan oo la sheegay in ay qarka u saaran tahay nabaad guur iyo in ay taariikhda caalamka ka suusho ayaa haatan waxaa ku mashquulsan sidi qaamuus loogu sameyn lahaa jaamacad ku taala dalka Mareykanka, ayadoo jaamacadani ay adeegsaneyso labadaan nin iyo sida ay luuqada ugu hadlaan, balse arinka ugu adag ayaa ah in aan labadaan nin la isu keeni karin, isla markaana wadahadal loo furi karin.
Isku soo wada duuboo arintaaan ayaa ah mid aad u yaab badan, ayadoo ay ka mid tahay wax yaabaha dunida ugu yaabka badan ee allah swt uu koonkaan ay ku nool nahay ku kala duway.
Haddii uu cabursan yahay hadalkana uu ka jawaabeyn adna aad ku adkeysaneyso in aad ogaato waxa dhibaya ee haya iyana ma jecla ee ogoow yarta.

In aad dhaleeceyso sodohdaada.
In aad kormeer ka hayso oo aad u daba socoto sida hooskiisa oo kale.
In aad ku badiso foodada iyo su’aalaha badan.
In aad Ku celcelisid dalabka Sirtiisa hoose sida isticmaalka Aaladaha wada sheekeysiga,Facebook,Emailada dhammaan iyo wixii la mid ah.
Iyo Qodobo Muhiim ah oo kale .





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Nimanka Ma jecla dhaqamada nuucaan ah (Sirta Nolosha)
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T01:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Nimanka Ma jecla dhaqamada nuucaan ah (Sirta Nolosha)



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 1:00 AM and have 0 comments