Naagaha Jalaatada badsada Oo dareen dheeraad ah lagu arkay -Sirta Dumarka

Naagaha Jalaatada badsada Oo dareen dheeraad ah lagu arkay -Sirta Dumarka


ADVERTISEMENTS
Ilaa Intee indhaahagu qabteen gabar aad u xiiseeso jalaato? Masa gabar makaa codsatay  in aad hore ugu soo iibiso jalaato?

Barteena arimaha Bulshada ee wacdaraha  oo soo tarjumeeso daraasad ay soo saareen dhaqaatiir ku xeel dheer arimaha galmada iyo dareenka xaruntooda tahay dalka USA.

Dhaqaatiir  kala ah Alan Hirsch, M.D.,  Neurolog and Director Smell and Taste Treatment and Research Foundation di Chicago ayaa sheegay in gabadha jalaatada cunta ay ka dareen badantahay gabadha aan cunin jalaatada, waana astaan lagu garto in ay tahay gabadhaas mid dareenkeeda uu aad badanyahay.

Daraasdaan oo lagu sameeyay dad gaaraya 720 qof da’dooda u dhexeesa 24-39 sano jir, daraasada ayaa lagu ogaaday in dumarka xiiseeya cunista jaalatada ay aad ugu dareen badan yihiin, daraasada ayaa tilmaamtay dumarka laqabo habeenka ay galmo karabaan

Ragooda in ay ku dareen galiyaan qaabka ay u dhuuqayaan jaalatada taas oo la micno ah in ay xaaskaaga habeenkaas aad kuugu baahantahay.

Cunista jalaatada waa qeyb kamid ah dooqa dumarka, waana kuwa ugu badan ee cuna jalaatada marka laga soo tago caruurta, qofka isticmaala jir ahaan wuu ka dabacsanyahay jaalatada inta badan waxay sababtaa in uu qofka cayilo.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naagaha Jalaatada badsada Oo dareen dheeraad ah lagu arkay -Sirta Dumarka
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-16T03:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naagaha Jalaatada badsada Oo dareen dheeraad ah lagu arkay -Sirta Dumarka



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 3:00 AM and have 0 comments