Naag kaa xoog badan ha isku Guursan hadii kale saan kugu dhaceyso daawo Muuqaal

Naag kaa xoog badan ha isku Guursan hadii kale saan kugu dhaceyso daawo Muuqaal


ADVERTISEMENTS
Waxaa xaqiiqa ah in rag badan ay noqdaan ilma yar oo la iska kaxeesan karo jidadkana lala mari karo marka ay aad uga yaraadaan xaasaskooda ama ay noqdaan kuwa jir ahaan yaraanta u dhashay.

Ninkan la iska xambaaranayo waxaa uu qabaa gabadhan sida waxaase yaab leh in dumar badan ay ku farxaan marka ay helaan rag ka yaryar balse xaqiraad badan ayuu la kulmaa ninkii sidaan lo qaad qaadan karo.

Video-gan funny ah oo laga diyaarshay AMANDA oo ah gabadh joog iyo jamaal uu alle siiyey , hadaba dhibaatooyinka ay leedahay la saaxiibka gabadh kaa Weyn hoos ka daawo.



Nala arag Muuqaalkaas





ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Naag kaa xoog badan ha isku Guursan hadii kale saan kugu dhaceyso daawo Muuqaal
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-06T22:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Naag kaa xoog badan ha isku Guursan hadii kale saan kugu dhaceyso daawo Muuqaal



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 10:00 PM and have 0 comments