MAXAA KEENA MADHALAYSNIMADA NINKA KA FAA’IDEYSO

MAXAA KEENA MADHALAYSNIMADA NINKA KA FAA’IDEYSO


ADVERTISEMENTS
Sababaha ugu waaweyn ee ninka ku keena madhalaysnimada waxaa kamid ah:

1- Ciniinnimo:=-> Ciniinnimadu waxa weeye inay ninka ku dhacdo tamardarri jinsiyeed iyo inuu galmada dhamaystiri waayo. Taasi waxa keeni kara geedkiisa oo si buuxda u kici waaya ama gebi ahaanba aan kicin. Baab dhan baannu kaga hadalnay ciniinnimada.

2- Degdeg u biyabbax:- In kasta oo geedku uu si buuxda u kacayo haddana biyaha ayuu tuuraa isla marka ay dhalfadu cambarka gasho amaba inta lagu jiro hordhaca, kolkaasi oo intuu damo uu tamar dhigo.

3- Xawada oo aan bislayn:- Amaba tiradooda iyo inta ka nooli ay yaryihiin, taasi oo markaasi keenaysa inay xawadu awood u yeelan weydo inay wax faxasho.

WAA KUU MUHIIM IN AAD WAX BADAN KA BARATO ARIMAHA RAAXADA



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: MAXAA KEENA MADHALAYSNIMADA NINKA KA FAA’IDEYSO
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-25T19:32:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
MAXAA KEENA MADHALAYSNIMADA NINKA KA FAA’IDEYSO



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 7:32 PM and have 0 comments