marmarka qaar kod sidan maku calaacashaa !Geeraar kaa ooysiin doona

marmarka qaar kod sidan maku calaacashaa !Geeraar kaa ooysiin doona


ADVERTISEMENTS
Hadduu calanka hoos Kaaga dhaco
talana kaa Cakiranto
markii ciiga kaa tahay
hurdadu kaa Carsha Carshoowdo
camal xuma daraadeed
markaad oonta Cuni wayso
Siddii curad lagaa dilay markaad caday Ka dhuubnaato
cirsanka Yeedhku goortuu ka dido Cidhif yadaad joogto
cawa darranta waa laga Tagaa Looma ciirsado
Miyaa ciil loo dhintaa
Miyaa cadho lala tagaa !!



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: marmarka qaar kod sidan maku calaacashaa !Geeraar kaa ooysiin doona
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-17T06:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
marmarka qaar kod sidan maku calaacashaa !Geeraar kaa ooysiin doona



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 6:00 AM and have 0 comments