Mareykanka oo ka hadlay dilka Nimr Al-Nimr

Mareykanka oo ka hadlay dilka Nimr Al-Nimr


ADVERTISEMENTS
Mareykanka, ayaa ka hadlay sida gaarka ah ee uu uga walaacsan yahay dilka Sheekh Nimr Al-Nimr, wuxuuna ugu baaqay hoggaamiyayaasha gobolka oo dhan inay labanlaabaan dadaaladooda ay xiisadda ku yareynayaan.

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka, ayaa sheegtay in dilka uu qatargeliyay xiisadaha diimeed ee sii xumanaya waqti ay sheegeen inay deg deg ugu baahan yihiin in la yareeyo.

Waxay ku adkeysay Sacuudiga inay ixtiraamaan xuquuqda aadanaha, ayna ogolaadaan in si nabad ah lagu muujiyo kala duwanaashaha.

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Ban Ki-moon, ayaa sheegay in dilka uu aad u taabtay isagoo ku baaqay daganaasho.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Mareykanka oo ka hadlay dilka Nimr Al-Nimr
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-05T00:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Mareykanka oo ka hadlay dilka Nimr Al-Nimr



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 12:00 AM and have 0 comments