Libaax dheh:Madaxweyne Qaab cajiib ah u fasiray Guurkiisa Afarta Xaas

Libaax dheh:Madaxweyne Qaab cajiib ah u fasiray Guurkiisa Afarta Xaas


ADVERTISEMENTS
Hadii Reer Yurub ogolyihiin in LABA NIN isguursato, ama laba dumar ah, maxay u diidanyihiin ama Dood iyo muran u galiyeen Dhowr Xaas in la Guursado????

Waxaa kaloo ayadana la yaab leh in ay Ogolyihiin NINKU in uu Si saaxiibtinimo ah ku haysan karo Ilmana uga dhali karo intii uu Doono oo Haween ah!!! Lakin Guur hadii ay noqoto waa mid!!!

Wixii ay Reer Galbeedku Rabaan waa sax!!! Wixii ay diidanaa waa Qalad iyo Dib u dhac.

Waxaasa Amaan mudan Madaxda Africa qaar ka mid ah oo Runta u sheegay Obama iyo Xertiisa. Kuna yiri ” shacabkeenu ma aqbalo karo dhaqamaab gurracan” Uhuru, Musevani iyo Mugaabi waad mahadsantihin.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: Libaax dheh:Madaxweyne Qaab cajiib ah u fasiray Guurkiisa Afarta Xaas
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-15T04:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
Libaax dheh:Madaxweyne Qaab cajiib ah u fasiray Guurkiisa Afarta Xaas



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 4:00 AM and have 0 comments