LEEFIDA SIILKA IYO JAQIDA GUSKA NINKA CULUMADA QAARKOOD MAXAY KA QABAAN YAASE KEENAY ARINKANI OO SOO SHAAC BIXIYAY

LEEFIDA SIILKA IYO JAQIDA GUSKA NINKA CULUMADA QAARKOOD MAXAY KA QABAAN YAASE KEENAY ARINKANI OO SOO SHAAC BIXIYAY


ADVERTISEMENTS
Leefida Siilka iyo Jaqida guska ninka culumada qaarkood maxay ka qabaan yaase keenay arinkani oo soo shaac bixiyay…Leefida siilka iyo dhuuqida guska ma jiri jirin waagii hore, sidaa daraadeed salafka kama hadlin mas’aladan, waxaa ugu horreyey qof tilmaamo leefidda farjiga caalim maaliki ah oo la dhaho Asbagh (tafsiirka qurdubi) wuxuu yiri : ninka waxaa u bannaan inuu carrabkiisa ku leefo farjiga, culimada casrigan jooga way isku khilaafeen Sh. Saalax luxaydaan wuxuu yiri : siilka in la leefo ama guska la dhuuqo waa xaaraan wuxuuna ku tilmaamay inuu yahay falkaas xayawaan shaqadiisa oo aysan aadamuhu ku dhaqmi karin, wuxuu kaloo yiri ninka iyo naagta marka ay kacsadan waxaa ka timaado madyi kuulato waana nijaas ruuxa ma garan karo marka ay ka imaanayaan biyahaas, marka haddii uu leefo ninka siilka ama naagta ay jaqdo guska waxaa afka u galaya najaaso marka waa xaaraan
laakin Sh. Cali Jumca iyo Sh. Salmaan Cowda iyo Sh. Khaalid Cabdilmuncim Arrifaaci way baneeyeen inuu ninka leefi karo naagtana dhuuqi karto waxay daliil ka dhigteen nusuusta guud ahaan ku soo aroortay inuu ninka naagtiisa u bannaantahay wixii sharciga diiday mooyee.



ADVERTISEMENTS
thumbnail Title: LEEFIDA SIILKA IYO JAQIDA GUSKA NINKA CULUMADA QAARKOOD MAXAY KA QABAAN YAASE KEENAY ARINKANI OO SOO SHAAC BIXIYAY
Posted by:galmada Net
Published :2016-01-13T05:00:00+07:00
Rating: 3.5
Reviewer: 5 Reviews
LEEFIDA SIILKA IYO JAQIDA GUSKA NINKA CULUMADA QAARKOOD MAXAY KA QABAAN YAASE KEENAY ARINKANI OO SOO SHAAC BIXIYAY



share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by galmada Net, Published at 5:00 AM and have 0 comments